Site icon Horseed News

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Ogaanshaha Beenta Iyo Danbi Baadhista Qaybtii 2aad

Cilmi Nafsiga Madow

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Cutubka 2aad

Waa maxay calamadaha lagu garto beenta ama khiyanada ?.marka uu qofka warbixin ama xaalad dhacday uu sheegayo. . 

  1. waxa aad arki donta qofka oo bilaaa tix raac ah oo aan lahayn meel loo raaco hadalka uu sheegayo.wuxu soo gaabin doona  inta  jeer  u  naftisa  ka hadlayo .qofka danbilaha ahi wuxu ka tagi doona xogta qaybta muhiimka . 
  1. Ka jawabida suaal isla sual kale.qofku hadu xitaa yahy benaale wuxu isku dayi doona inu beenta daaha saaro.wuxu isku dayi doona in aaan laga shakiyin .danbi baare hada tahy wad iska ilaalin donta inad sualahoda uga jawabto .suasha aad waydisay ayay sual kale daba dhigayaan tusale ahan .wuxu odhanaya anu ma nin waxaa sameyan kula ekahay .ma anaa waxa sameyay 

Hadaba waxa jira talooyin la raaco marka la rabo in la qabto benalaha .waxa aan kaso dheganay taloyinkan waaxda FBI da ee maraykanka .si fican u dhugo.

Qofka aan soo Akhrin Qaybtii 1aad Riix Halkan

Wa inad ka digtonata qodobadan dhagaysiga soo hoos galaya 

daacad ahi ku amaano lakin waa inad eegta qofka isku dayaya inu wanaag ku muujiyo si u ku kasbado ee ku sasabto. 

Dadku waxay leyihiin sadex nolol 

Si aad qof u gashid private life kisa waa inad samaysaa u dhawaansho ilaa aad ka gaadhsiso qofka heer uu kugu aamino sirihisa gaarka ah .qof walba waxa u wax la wadaaga dadka u dhaw ee noloshisa ku jira. 

Waa inad barata mesha ay kuso koreen ,waa inad ogaata waxa qofka dhiba iyo waxa ka farxiya ,mesha ay kuso koreen 7-dii sanee ugu horeysay noloshooda iyo waxa la baray intaas. 

Waliga ma maqashay “ araga macalin ah” .mararka qaar sida aan wax u aragno maaha sax. Dad waxa jira fahmi kara sida ay dadka kale wax u arkaan dadkaasi waa dad wax xukumi kara. 

Qofka aragtidiisa ku aadan aduunka waxa qaabeeya waayo-aragnimada, aaminsanaanta, iyo qiyamka.waxa jira talooyin lagu ogaan karo 

a) qofka Si fiican u dhagayso qofka wax uu leyahy ama marka uu ku shekaynayso. 

  1. Waydii suaalo furan oo aan dhamaad lahayn . tani waxay ku sinaysa inad qofka aad ka ogaatid wax badan oo isaga ku saabsan. 
  1. Iska ilaali malaha .inad qof wax u malayso adigon caadi u ogaan noloshiisa . 

Lasoco Qaybta 3 Saddexaad Inshaa Allah

Exit mobile version