Horseed News

Kala Soco Wararka Maanta

Business

Sida Lacag Loo Sameeyo 5 Qaab Oo Online Lacag Looga Sameeyo

1. Ku samaynta lacag Google Adsense. Adsense waa barnaamij ay maamusho Google. Google wuxuu u shaqeeyaa sidii dalaal ka dhexeeya dadka iibsada xayaysiisyada website kaaga markaad adsense ku xidhato web kaaga iyo mareegaha dadka kale. Haddii aad leedahay website ka ay xayeysiisyadu…

Sidee Lacag Looga Sameeya Online? – Lacag Ka Samee Internetka

Ma rabtaa inaad ogaato  sida looga faa’iidaysto internetka ? Markaa waxaad joogtaa meesha saxda ah. Thanks to internetka, habab badan oo cusub oo lacag lagu sameeyo ayaa soo baxay. Haddi aad raadinayso habab aad lacag kaga samayso online ka, shaqo wakhti dhiman ah, ama…

Sida Online Ka Lacag Looga Sameeyo 4 Qaab Oo Lacag Badan Lagu Sameeyo

Waayahan dambe aduunyadu hore mar ayay gaadhay gaar ahaan dhanka technology-yada iyo ganacsiga sida aan wada ognahayba samankan aan joogno qofku haddii uu rabo inuu ganacsade uu noqdo uma baahna inuu bakhaar ama goob ganacsi uu furto. Kaliya waxad u…

Sida Lacag Looga Sameeyo Internet ka – Siyaabaha Looga Faa’idaysto Online

Maqaalkan, waxaan dib u eegi doonaa  siyaabaha ugu fiican ee lacag looga sameeyo internetka  si sahlan oo badbaado leh. Halkan waxaad ka heli doontaa xeelado iyo fikrado kala duwan oo ku saabsan sida looga faa’iidaysto internetka habab wax ku ool ah oo…

8 Ganacsi Oo Lacag Badan aad Ka Samayn Karto 2024

Waagii hore way adkayd in dadka bilaabaya ganacsi bilaabaan,maxaa yeelay waxay u baahnayd hanti wayn, aqoon dheer iyo khibrad. Laakiin hadda, aad bay u fududaatay, iyada oo ay ugu wacan tahay horumarka tignoolajiyada oo u sahlay qof walba in uu…