Horseed News

Kala Soco Wararka Maanta

Cilmi Nafsiga

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Neurolinguistics Programming Iyo Qancinta Dadka Qaybtii 3aad

NLP ( neurolinguistics programming) iyo qancinta dadka  NLP, ama barnaamijka Neuro-linguistic, waa hab cilmi-nafsi ah oo ujeedadiisu tahay in la fahmo oo la hagaajiyo dabeecaddaha aadanaha iyadoo la baarayo siyaabaha ay luqadda iyo isgaarsiintu u saameeyaan maskaxda iyo jidhka. NLP…

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Ogaanshaha Beenta Iyo Danbi Baadhista Qaybtii 2aad

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Cutubka 2aad Waa maxay calamadaha lagu garto beenta ama khiyanada ?.marka uu qofka warbixin ama xaalad dhacday uu sheegayo. .  Hadaba waxa jira talooyin la raaco marka la rabo in la qabto benalaha .waxa aan…

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Mind Control Sida Qof Maskaxda Looga Maamulo Qaybtii 1.5aad

 Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) – Mind Control – waxay kala dagaalami donaan awooda ah inay si sax ah u fikiraan.xubnuhu waxay gudan donan wajibad iyo dabeecado ay soo rogaan mamulku si ay u noqdaan kuwa aan ka hor iman…

Cilmi Nafsiga (Dark Psychology) Mind Control Sida Qof Maskaxda Looga Maamulo Si Waxaad Rabto Uu Kugu Sameeyo

Mind control waa marka uu qof isku dayo inu ka dhigo qofka kale inuu wax u sameyo ,isago kantrolaya  dhaqankisa ,dabecadihisa iyo dareemihiisa. groupka loo yaqaan  cults .waxa aad is waydin karta waa ayo cults ,hadaba aan kaga jawaabo taas…

Cilmi Nafsi – Dadku Dharkaaga Haday Ursadaan Waxay Ogaan Karaan Shaqsiyadaada

Xaqiiqooyinka ku saabsan shakhsiyadda waxaa ka mid ah in dadku ay urin karaan shakhsiyaddaada iyagoo kaliya dharkaaga ursanaya, Waa macquul in aad yaaban tahay laakiin midaan waa wax jira oo cilmi baadhis lagu xaqiijiyay. Halkan Waxan Kugula Wadaagi Doona 11…