Horseed News

Kala Soco Wararka Maanta

LifeStyle

Sida Loo Noqdo Qof Caqli Badan Oo Dadku Mahadiyaan

Daraasad uu hogaaminayay borofisar suuqgeyneed oo ka tirsan jaamacadda Boston Carey Morewedge ayaa ogaatay in “dadku ay isticmaalaan xawaaraha dhaqdhaqaaqa si ay u ogaadaan jiritaanka maskaxda ee dadka kale iyagoo raadinaya wixii ay ku xukumi lahaayeen doqon mise fariid.”  Markaa haddii aad…

7 siyaabood ayaa loo isticmaali karaa liinta wixii ka baxsan Cunto Ku Cunida

Sidaan wada ognahay liin-dhanaantu waa midho aad u faa’ido badan nafaqooyin badana laga helo sidaasay tahay kaliya in la cuno looma isticmaalo qaabab badan ayaa loo isticmaalaa iyadoo xataa laga sameeyo maadooyinka wax lagu nadiifiyo iyo kereemada wajiga iyo maqaarka…

Ka Hortaga Gabowga – Cuntooyin Haddii aad Cunto Dhalinyar Kaa Dhigaya

Isticmaalka cunto dheellitiran oo qani ku ah nafaqooyinka lagama maarmaanka ah waxay taageertaa caafimaadka guud waxayna door muhiim ah ka ciyaartaa ilaalinta firfircoonida dhalinyarada iyo dib u dhigista hoos u dhaca da’da. Ka-hortagga gabowga waa hadaf muhiim u ah dad…

Sida Instagram Lacag Looga Sameeyo – Qaab Fudud Instagram Uga Faa’ideyso

Hababka wax ku oolka leh ee looga faa’iidaysto Instagram – baro oo bilow maanta Lacagna Looga Sameeyo Qaybtan, waxaan ku siin doonaa habab wax ku ool ah oo aad uga faa’iidaysato Instagramka. Waxaan baran doonaa sida looga faa’iidaysto goobtan oo…

10 Qaab Oo Lagu Cadaado Dawo La’ aan – Siraha Daryeelka Maqaarka

Talooyinkan daryeelka maqaarka guud Iyo Siro Kaa Qarsoon Oo Maqaar Dhalaalaya Lagu Helo. Guntii Iyo Gaba-Gabadii. In laga taxadaro maqaarka waa waajibaad qof walba saaran rag iyo dumarba, Horseed News Cilmi Baadhis Qoto dheer oo ay sameysay ayay kusoo aruurisay…