Horseed News

Kala Soco Wararka Maanta

Arrimaha Bulshada

10 ka Cunto ee ugu Fiican Caafimaadka Gabowgana Kahor Taga

1. Biyaha badso markasta iyo meel kasta Waa inaad cabtaa 8 ilaa 12 koob oo biyo ah maalin kasta si jidhkaagu uusan u qalalin. 2. Khudaarta cagaaran Cun khudaarta cagaaran ugu yaraan saddex ilaa afar jeer usbuucii. Ikhtiyaarada wanaagsan waxaa…

Hurdo La’aanta – Cunto Nooce Ah Ayaa La Cuna Si aad Deg Deg Ugu Seexato

Maxaa la cunaa si aad si fiican ugu seexato? Khabiir takhasus leh ayaa ka hadlaya arintan. Adduunka oo dhan, 35% dadka waxaa saameeya hurdo la’aan. Hurdo la’aantu waxay noqon doontaa midda ugu weyn ee xanuunnadan kala duwan sababta. Iyadoo ay…

7 Talaabbo Oo Noloshaada Lagu Horumariyo – Kuuna Sahlaya Inaad Guulo badan Gaadho

Weligaa ma ka fikirtay horumarka aad nolosha ka gaadhay? Haddii noloshaada hadda la barbar dhigo noloshaada shan sano ka hor, ma ogaan lahayd inaad noloshaada horumarisay, oo aad gaadhay inta badan yoolalkaagii iyo riyooyinkaagii, oo aad ku qanacsan tahay meesha aad…

10 Arrimood Oo Noloshaada aad Ku Horumarin kartid – Qof Laga Daba Dhacayna Kaa Dhigaya

Caadooyinka maalin laha ah waxay door muhiim ah ka ciyaaraan horumarinta tayada nolosheenna. Ficilada aan qaadno maalin kasta waxay aasaas u yihiin caafimaadka jirkeena iyo maskaxda, waxayna si weyn u saameeyaan tamarta iyo heerarka wax soo saarkeena. Maqaalkan, waxaan ku baran doonaa…