Saturday, April 27News That Matters

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Mind Control Sida Qof Maskaxda Looga Maamulo Qaybtii 1.5aad

 Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) – Mind Control –

waxay kala dagaalami donaan awooda ah inay si sax ah u fikiraan.xubnuhu waxay gudan donan wajibad iyo dabeecado ay soo rogaan mamulku si ay u noqdaan kuwa aan ka hor iman mamulka sida in la dhaho salaad tuko,akhri,ama in mukhaadarad la siiyo.xubnaha groupkas waxay noqon doonan kuwa aan lahyn awood ay uga fikiraan arimaha kakan ee fikirka u baahan . 

Qofka aan soo akhrin Qaybtii 1aad Riix Halkan

Markasta Iyo Meel-kasta Horseed News Kala Soco Cilmiga Dahsoon

  1. Kooxdu waa Etist 

Hadii kooxda aad ku jirtaa ay tahy xalka dhibaato ka jirta aduunka.waxad ku jirta gacant cults.waxay ka faaidysan donan awoodas  oo  way  kugu  badali donan .iyagoo ku dhahaya kaalay ka qayb qaado xalinta dhibtan . 

  1. Daah-furnaan Maaliyadeed Ma Jirto Hadii anad awood u lahayn meesha ay ku baxdo iyo sida ay u shaqayso lacagta kooxdu ,waxa aad ku jirta gacanta cults. Kooxdu laga yaaba inay xisaab xidhka lacagta ay is keeni waydo taso dhalin karta shaki wayn.kadib xubnaha waxa lagu amri donaa inay lacag iska soo ururiyan si ay ugu deeqan guruubka ama ay lacag sameeyan. 
  1. Kooxdu waxa laga yaabaa in ay samayso bandhigyo sir . 

Cults waxa jiri kara waxbarasho qarsoon oo ay u dhigaan dadka taabacsan.kadib marka aad ku biirto waxa aad baran dontaa isku imansho gaar ah iyo waxbarasho sir ah.waxa la marin donaa.

xubnaha imtixaano gaar ah .mararka qaarna kaliya xubintu waa inuu bixiya tabaarucad ama lacag si uu kooxda ugu soo biiro. 

Ka tagista kooxda cults aad bay u adag tahay markaad gudaha u gasho. Waa inaad dib u dhistaa noloshaada oo dhan.waxad Kaga hortaggi kartaa inad waxbarato inbadan iyo in laga fogaado dhaqamadoda gebi ahaanba. Cults waxay ka faa’iidaystaan dadka doonaya inay ka mid noqdaan. 

Lasoco Qaybta 3aad Inshaa allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *