Saturday, April 27News That Matters

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Ogaanshaha Beenta Iyo Danbi Baadhista Qaybtii 2aad

Cilmi Nafsiga Madow (Dark Psychology) Cutubka 2aad

Waa maxay calamadaha lagu garto beenta ama khiyanada ?.marka uu qofka warbixin ama xaalad dhacday uu sheegayo. . 

  1. waxa aad arki donta qofka oo bilaaa tix raac ah oo aan lahayn meel loo raaco hadalka uu sheegayo.wuxu soo gaabin doona  inta  jeer  u  naftisa  ka hadlayo .qofka danbilaha ahi wuxu ka tagi doona xogta qaybta muhiimka . 
  1. Ka jawabida suaal isla sual kale.qofku hadu xitaa yahy benaale wuxu isku dayi doona inu beenta daaha saaro.wuxu isku dayi doona in aaan laga shakiyin .danbi baare hada tahy wad iska ilaalin donta inad sualahoda uga jawabto .suasha aad waydisay ayay sual kale daba dhigayaan tusale ahan .wuxu odhanaya anu ma nin waxaa sameyan kula ekahay .ma anaa waxa sameyay 

Hadaba waxa jira talooyin la raaco marka la rabo in la qabto benalaha .waxa aan kaso dheganay taloyinkan waaxda FBI da ee maraykanka .si fican u dhugo.

Qofka aan soo Akhrin Qaybtii 1aad Riix Halkan

  • Awooda saar dhisida war bixinta .iska ilaali qofka aad waraysiga ka qaadeyso inad u fururnaato . 
  • Ka yaabi edaysanaha .mar walba qofka edaysanaha wuxu isku dayi dona inu sii ogaado waxa ad samayn dontid .waa inad mar walba waydisa sual ayna filayn 
  • Dhagayso in ka badan inta aad hadlayso.benalayasha qaarkod waxa ay isku dayi donaan inay shegaan beno isku dhax jira si ay u qariyaan runta. 

Wa inad ka digtonata qodobadan dhagaysiga soo hoos galaya 

  • Dadku marku stress ama cadadis fuulo,hadalkay dadajiyan.
  • Qofku marku naxsanyahy xoog bu u hadla ama kor bu u qaada codka
  • Benalayashu badana way qufacaan oo waxy dhahan ixiix iwm. 
  • U fiirso qofku sida uu u leyahy kalmada “maya”.markad baadhayso qofka la tuhmay u firso siday maya u leyihiin .waxay mar walba eegi donaan jiho kale markay “maya” leyihiin.waxyna u muuqan donaan kuwa ka laba labaynaya .indhaha xita way isku qaban karaan. 
  • Daawo siday dabeecadodu isku badasho.qofku marku dabecadisa badalo waxay u egtahy inu wax qarinayo ama uu qiyaano wado.waxa laga  yaaba  inu  sualaha  jawabo 
  • gaagaban kaga jawaabo.wuxuna iska dhigi in aanu waxba xasuusanba. 
  • Badana waydii dhacdada ama sheekada gadal-gadaal ,xaga danbe ug imaw shekada markad wax u shegayso.qofku haduu yahy daacad waxba kuma dari doono siday wax u dhaceen wuxuna sheegi donaa siday wax u dhaceen ,halka kan benalaha uu soo gaabin doono shekada ,markasta u waydi shekada ado  dhinaca  danbe  uga imanaya ,kadibna meelo gaar ah sualo ka waydii. 
  • Ka digtoonow amaanta ay dadku soo jeedinayaan inkasto ay amaantu ay tahay  wax fiican waa marka u qof.

daacad ahi ku amaano lakin waa inad eegta qofka isku dayaya inu wanaag ku muujiyo si u ku kasbado ee ku sasabto. 

  • Waydiinta suaalo daba gal ah.dadku ma jecla sualaha badan iyago iska ilaalinaya cebaynta dadka uga imanaysa.waydii sualo aad ku dabo galayso qofka hadii ad ka shaki santahy 

Dadku waxay leyihiin sadex nolol 

  • Public life 
  • Private life 
  • Secret life 

Si aad qof u gashid private life kisa waa inad samaysaa u dhawaansho ilaa aad ka gaadhsiso qofka heer uu kugu aamino sirihisa gaarka ah .qof walba waxa u wax la wadaaga dadka u dhaw ee noloshisa ku jira. 

Waa inad barata mesha ay kuso koreen ,waa inad ogaata waxa qofka dhiba iyo waxa ka farxiya ,mesha ay kuso koreen 7-dii sanee ugu horeysay noloshooda iyo waxa la baray intaas. 

Waliga ma maqashay “ araga macalin ah” .mararka qaar sida aan wax u aragno maaha sax. Dad waxa jira fahmi kara sida ay dadka kale wax u arkaan dadkaasi waa dad wax xukumi kara. 

Qofka aragtidiisa ku aadan aduunka waxa qaabeeya waayo-aragnimada, aaminsanaanta, iyo qiyamka.waxa jira talooyin lagu ogaan karo 

a) qofka Si fiican u dhagayso qofka wax uu leyahy ama marka uu ku shekaynayso. 

  1. Waydii suaalo furan oo aan dhamaad lahayn . tani waxay ku sinaysa inad qofka aad ka ogaatid wax badan oo isaga ku saabsan. 
  1. Iska ilaali malaha .inad qof wax u malayso adigon caadi u ogaan noloshiisa . 

Lasoco Qaybta 3 Saddexaad Inshaa Allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *