Saturday, April 27News That Matters

Cilmi Nafsiga (Dark Psychology) Mind Control Sida Qof Maskaxda Looga Maamulo Si Waxaad Rabto Uu Kugu Sameeyo

Mind control waa marka uu qof isku dayo inu ka dhigo qofka kale inuu wax u sameyo ,isago kantrolaya 

dhaqankisa ,dabecadihisa iyo dareemihiisa. groupka loo yaqaan 

cults .waxa aad is waydin karta waa ayo cults ,hadaba aan kaga jawaabo taas . 

Cults waxa lagu yaqaan inay qabsadaan dadka attention kooda iyago ku salaynaya adeega ay usoo bandhigayaan waqti dheer ,oo iskugu jira qaar qatar leh iyo.

qaar so jidasho lehba.waxay noqon karaan macalimin, mid diin fidinaya,iskuulada qaar ama kuwa dawlada ka tirsan.hal shay oo dadkani iskaga wada mid yihiin, waa inay yihiin dad bilaa kalsoni ah oo mar walba raadiya dadka kale aragtidooda.waxayna mar walba rabaan inay dadka kale ka qanimaystaan si ay u helaan faaidoyin fara badan ,dadka ugu badan ee ku biira guruubyadan waa dumar. Waxad is waydinysa sababta ay ugu biiren? 

Badana dumarka ayaa ah qaar u nugul in la badalo maskaxdoda iyago la siinayo waxa ay ugu baahida badanyihin iyo balan qaadyo .gabi ahaan si ad u noqoto dadkan waxa aad u baahantay inad.

ahaato mid dabacsan oo so jidasho leh. Hogaamiyayaasha cults waxay awooda ku hayaan wax isdaba marin maskaxeed, ku qasbida xubnaha inay u hogaansamaan, iyo ka faa’iidaysiga xubnaha dano gaar ahaaneed. 

Toban calaamadod oo mujinaya inad ku jirto gacantoda cults : 

  1. Hogamiyuhu waa mamulka ugu sareya . 

Hadii aanad waxba ka sheegi karayn mamulka mesha .taa macnahedu waa inad ku jirto gacanta cults,badana waxay iska dhigan inay leyihiin awood gaar ah ama aqoon iyaga u gaar ah.laguuma ogolanayo  inad  sual  waydiiso  ,kaliya 

waxad samaynaysa waxa uu ku dhaho hogamiyaha meshaas .hogamiyuhu mar walba wuu saxsan yahy waligodna lama suali karo xita hadii ay wax qaldaan. 

  1. Kooxdu Waxay Xakamaysaa Shakiga Hadii aad wax ka ogaatid kooxdada adigo isticmalaya meelo la isla ogyahy oo iyagu ogyihiin taa micnahedu waa waxad ku jirta gacanta cults .waxay la dagaalaman mar walba qofku inu yeesho critical thinking oo u wax baadho .kama shakin kartid kaliya xeerka unbaa raacaysa .mamulayasha kooxdana iyagana waxa ka mamnuca inay sameyan wax ka baxsan caqiidada. 
  1. Kooxdu waxay sharciyeyn donta xubnaha. 

Hadii aad aragto adigoo ku dhibtoonaya ka tagista koox ama meel taa macnahedu waxad ku jirta gacanta cults.waxay faafiyan shekoyin beena si ay u jahwareriyan xubnaha meesha ku jira. Hadii aad kasoo hor jesato waxay ku arki doonan mid shaydaan ah ,aaminad lahyn,oo ah qof xun wayna ku aamusin doonan si aadna u saamayn kuwa kale ee xubnaha ka ah meesha. 

  1. Kooxdu waxay ka xunyihiin dunida dibadisa. 

Hadii kooxdu ka hadasho dhamaadka dunida.waxay sheagaysaa inad ku jirto cults.badanaa waxay ka hadlaan in adunka  dabadisa  ay  shaydamo jiraan  .dadka  qasab  ayay  kusoo  xero galiyan waayo waxay isku haystaan inay yihin badbadiyashooda iyagoo isticmalaya cadho iyo dagaal mararka qaarkod. mar walba waxay shegaan shaydaamo. 

  1. Kooxdu waxay ku tiirsan tahy shame cycle 

Hadii badana ku tiirsan tahy koox gaar ah halkas oo aad ku dareento jacayl iyo qadarin.waxa aad ku jirta gacanta cults.waxay isku dayaan inay ku hayaan xubnahooda xayndabka shame cycle.mamulayasha waxay dhigaan naftooda meel sare.hadii xubin ka mida kooxda uu daremo inuu yahy mid aan qiimo lahyn waxay siiyan jacayl iyo qadarin dheerada. Way ka tashadaan xubintas inay faaido u leedahay iyo in kale. 

  1. Madaxda cults inta badan way ka sarreeyaan sharciga 

Waxay mar walba iska dhigaan inay ka sareyaan sharciga.waana sababtas ay iskugu dayaan inay ka qanimaystaan xubnaha galmo ahaan iyo dhaqaale ahaanba.waxyna la imaadan cudur daar waxa walba ay sameyaanba.xubinta daacada ah ee ay mamulan wuxu isku dayi doona inuu qiil u raadiyo madaxdisa. 

  1. Kooxdu waxa ay isticmaali kartaa habab gaar ah si ay wax uga bedelaan Fikirka Xubnaha. 

Cult leader waxay isticmali donan habab kale oo ah sida dadka maskaxda looga badalo si ay xubnaha fikirkoda iyo darenkoda qayb qayb uga dhigaan .waxay  Lasoco Qaybta 2aad.

Buugan Cilmi Nafsiga Madow Ee Ku Baya Khiyaanada iyo is daba marinta muhiim ayuu u yahay qof walba inuu barto waana qayb Psychology ga kamid ah, Dabcan inagu sida wanaagsan baan u adeegsan doona iyo inaan iskaga ilaalino dadka shirqoolada maskaxaysan inoo adeegsanaya,

Hada qaab horudhac ah baan usoo galiyay maqaalkan hadii aad ka heshaan una bogtaan u codeeya qaybta comment-ga hadaan ogaado inaad xiisaynaysaan maalin kasta cutub kamida buuga Dark Psychology baan Horseed ?News Idiin Soo Galin Doona Inshaa Allah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *