Saturday, April 27News That Matters

Galmada Jilbo Gariirka Wadata Iyo Galmada Taagnida ee Dumarku u Dhareeriyaan Sidee Loo Sameeya

Dooro booska saxda ah ee galmada

Noocyo badan oo qaabab galmo ah ayaa jira lamaanuhuna way dooran karaan mida ku haboon. Laakin sax ma’ahan in sidii xoolaha la is koro iyadoon akshanada la badbadalayn dheeshuna ma macaanan doonto. Guud ahaan xiliga galmada waxaa la arkaa in haweeneydu ay jiifsato oo ninka uu u galmoodo isagoo ku dul jiifa. Jagadan waxa kale oo loo yaqaan jagada adeegayaasha. Lamaanayaasha intooda badan waxay qaataan booskan oo kale iyagoo ka hawl yareysanaya noocyada badan oo macaanka galmada laga helo.

Haddaba hadaba halkan waxaan kuuguso gudbin doona 3 qaab oo galmada istaaga kamid ah waana noocyada jilbaha gariiriya naagta ilaa ay istaaga ka dhacdo, Isoo Raac Anigaa Ku barayee hadaba.

Galmada Istaaga Ee Darbi/Gidaar Ku Tiirinta

Sidii caadada ahayd markaad xaaskaaga baasheyso ayaduna ku baasheyso ee aad kacsi cirka isla martaan si tartiib ah naagta usoo qaad kadib darbiga ama gidaarka ku tiiri labadeeda lugoodna waa inay kala fogaysaa soo qaado waxooga saliid saytuun ah oo guskaaga mari iyo labada faruuryood ee siilka.

Intaa markaad sameyso si tartiib ah oo naxariis ku dheehan tahay guska gacanteeda u saar ku dheh is gali kaftan kaas aad bay uga helaan kacsina way kasii helaan naaguhu wayna ka wanaagsan tahay markaad adigu intaad soo qabato aad galiso siilka, kadib afka afka ugali daqiiqadaha ugu horeeya si aayar aayar ah ugu rux.

Waxooga markaad ku wado xoog ugu rux ilaa ay ka qayliso haka joojin wax kasta oo dhaca sharaab qabowna isasoo ag dhig si haddii labadiina midkood wadnuhu hoos u dhaco uu gulukoos ahaan ugu qaato, Sidaa ugu wada ilaa akhshankan soo socda la gaadhayo biyaha ha iska keenin.

Halkan Ka Akhriso Cashar Kale Oo Galmada Ku Saabsan

Galmada Japanese ka

Galmada japanese ka waa qaab macaan badan oo japenes ku isku wasaan xiliyada raaxada ay qaaadanayaan, Qaabkan waxad sameynaysa idinkoo taagan oo taagnida in mudo ah ku raaxaysanayay ayaa lugta naagta ayaad soo qaadaysaa kadib garabkaaga ayaad saaraysa hal lugna haku taagnaato adiguna labadaada lugood ku taagnow kadib guskaaga soo qabo oo gali siilka naagta.

Marku galo isla markaaba xoog ha ugu ruxin ee si tartiib ah ugu wad markaad aragto inay dhayso soo wada gali ku aas ilaa barmuda ha gaadho wadnaha waa inuu soo taabtaa sidaad u garaacayso sababtoo ah way ka helaan qaabkaas garaacida adag ah. Horseednews.com

Si kasta oo ay kuu dhahdo igadaa’ iga jooji’ iyo wixii lamida haka joojin war iskuma hayso oo kacsi dartii ayay kala hadlaysa, sidaa ugu wad ilaa ay mar labaad biyo baxayso sababtoo ah naagnida hore ayay naaguhu u biyo baxaan jiiska oo kaliya ayay awood ku leeyihiin.

Galmada Is Xambaarka

Qaabkan Waa qaababka ugu macaanka badan dumar badana ay ku hamiyaan in ninkoogu sidaas u waso, Qaabkaan naagta gabigeegaba waad xambaaraysa oo labadeeda lugoodna waxad marinaysa kalyahaaga gadaashood ama dhabar-kaaga halka naasaheegii iyo laabtaadii isku beegan yihiin Labadii asxaabta ahaa ee siil iyo gusna ay waji ka waji isku wajahayaan.

Adoo xambaarsan Guska si tartiib ah u gali siilka maadaba ilmo galeenku soo dhawaado bilowga aad ha u wada galin aayar aayar, Kadib marku kuu galo ku dhex rux oo naagta dabada intaad qabato adoo xambaarsan si macaan ugu rux waa hubaal iyadu way sakhraamaysa kacsi darteed oo makala oga aduun iyo aakhiro meesha ay joogto naagaha qaarbaa moodaba inay dhinteen oo jannadii ay ku jiraan yacni macaanka qaabkani leeyahay laakiin nasiib daro ragga somalidu maba yaqaanan akshankan mucjisada wata,

Ilaa ay ka biyo baxayso akhshankan ku wad waliba si xoog ah marka ilmo galeenku durko si xoog ah ugu rux ilaa aad arkayso iyadoo qaylinaysa oo dhareerku ka daadanayo iyo dhuusadu haka joojin xataa qaar baa ku xag xaganaya ha u malayn inay xanaaqday kacsi iyo jaceyl ay kuu qabto ayay kuu xag xaganaysaa oo waa arin caan ah oo lagu yaqaano gabdhaha nin culus helay.

Markay biyo baxdo guska haka saarin isla markaaba ma jeclo dumarku in markaaba laga saaro sababtoo ah daraasado la sameeyay ayaa lagu ogaaday arintan waana sax oo qanaaco saa’id ah bay kasii qaadan mayiikaduna way ka tagtaa qasab maaha inuu gusk kacsan yahay xataa isagoo dansan kudaa markaad aragto siilka godka aad ka qoday inuu soo yaraanayo ee cidhiidhi aad ka dareento gudaha siilka markaas si tartiib ah uga saar guska.

Markaad ka saarto bustaha ama maro kaga dabool siilka sababtoo ah dabayl ama hawo ayaa gasha siilka taaso keeni karta xanuun inay ka dareento gudaha siilka, isla markaaba ha seexan ee u sheeke iyadu intay ka seexanayso adoo madaxa u salaaxaya una mahad celinaya waa qayb diinta kamida inaad u mahad celiso.

Halkaas buu maanta inoogu jooga casharkeeni arrimaha qoyska, Saaxiib aad isku sir tihiin lawadaag casharkan sirta ah Mahadsanid.

By Horseed News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *