Saturday, April 27News That Matters

Galmada Kursiga – 3 Nooc Oo Galmo Ah Gabadhana Baari ka dhigta Oohina Ka Keenta

Sida aan dhamaanteen ka war qabno galmadu waa ay noocyo badan tahay waxaana jira qaabab badan oo ninku xaaskiisa jannada aduunka ku tusi karo isagoo adeegsanaya xeelado iyo farsamooyin siilka naagta ( Buq Dhakh’ Dhikh Dhukh Dhakh) Kaga siinaya waana muusiko siilku tumo ama sameeyo marka aad loo garaacayo naagta, Waa hubaal xeeladahan hadaad adeegsato inaad noqonayso boqorka wasmada xataa haddii aad naago kale la guursato ma hadli karto oo awoodaada ayay ku kalsoon tahay xataa waxa laga yaaba inay ku faraxdo hadaad naago kale guursato iyadoo is dhahaysa wasmadii badneyd baad ka raysan doonta.

Dabcan galmada hal qaab oo kaliya wax macaan ah oo sidaas ah oo la sheego malahan laakiin marka noocyo badan la sameeyo kolba dhinac la isku rogo waa ay ka macaan badan tahay marka ninku naagta uu ku dul seexdo sidii furaashka oo kale, Haddaba maanta waxan idiin haynaa 3 saddex nooc galmada loo sameeyo adoo ku fadhiyo kursiga haddaba isoo raac oo tilmaamahan baro naagtu baari ayay kuu noqon doonta ‘ (Gogol Wanaagu Waa aasaaska Guusha Qoyska).

1 Galmada Kursiga

Galmada Kursiga Somali

Ninka waxaa looga baahan yahay inuu ku fadhiisto kursiga ama fadhiga guriga laakiin kursigaa ugu fiican kadib saliid noocyada fudud uu soo qaato sida Olive/ Saliid Saytuun, Kadib waxa ninka laga rabaa inuu guskiisa saliida mariyo iyo labada bowdyood ama cajarada gabadha.

Intaa marku ninku sameeyo waxa laga raba inuu gabadha oo qaawan uu dhabtiisa kusoo fadhiisiyo halka laabtoodu isku beegan tahay iyadoo labadeeda lugoodna labada dhinac ka kala dhaceen ee miskaha ninka halka siilka iyo guskuna isku beegan yihiin oo wax u dhaxeeya uusan jirin, kadib ninku waa inuu galiyaa waxaa kasii fiican inaad naagta ku dhahdo is gali guskayga sababtoo ah dumarku hadaladaas amarka wasmada wata kacsi bay kasii qaadaan waxay dareemayaan nin awood leh inaad tahay markaad ku dhahdo naa is gali guska.

Kadib markay is galiso si naxariis leh ugu rux sida dhakhaatiirtu ku taliyeen kaliya dhaq-dhaqaaji labadaada miskood markaad ku ruxayso adoo dabadeeda labadaada gacmood ku haya oo kolba isku soo riixaya, laakiin haddii ilaa dhabarkaaga aad dhaq-dhaqaaq ka muujiso waxa macquul ah in laf dhabarta dhaawac kaaso gaadho ama kalyaha waana muhiim inaad is ilaaliso.

Adoo kursiga ku fadhiya iyaduna guskaaga ku fadhido oo labadeeda lugoodna ay kuguso duubtay sida maska oo ku ruxaya bal qiyaas macaanka aad helaysaan ma qiyaasi kartid kaliya markaad sameyso unbaad ogaan macaan-keega xataa mar mar baad moodi inaad jannadii ku jirto ( Digniin ) Inta hawshan socota fadlan caano qaboow ama sharaab qabow oo sonkor leh waa inaad agtiina soo dhigataan si Wadno gariirka aad uga hortagtaan.

Akhriso Noocyada Galmada Riix Halkan

2 Galmada Kursiga Nooca Dhabar- Dhabarka

Qaabkani Wax yar uunbu ka duwan yahay midka aan kor kusoo xusnay, Ninku isagoo kursigiisa ku fadhiya waxa la doonaya inay gabadhu dhabtiisa kusoo fadhiisato iyadoo sii jeeda oo dhabarkeega laabtiisa ama xabadkuusa ku beegayso labadeeda loguudna ay bowdyahiisa saaran yiihiin, Bal qiyaas meesha waxa kasoo baxaya siilkii oo u diyaarsan inuu gantaalku galo kadib ninku guska ayuu sifiican ugu hubsanaya oo uu galinaya siilka.

Intaa markuu sameeyo ninku markan naagta ayaa shaqada wadaysa oo ku ruxaysa guska ninkuna wuu yara caawinaya isagoo dabadeeda intu qabto kor u yara qaad qaadaya si aysan u daalin, Ha iloobin saliid saytuunta.

Kadib markay cabaar ku ruxdo ee aad aragto inay qaylo iyo oohin isku darsatay kusii xooji oo aad ugu rux si kasta oo ay igadaa kuu dhahdo waa beenteed kacsi dartii ayay la kala hadlaysa ee gabadha haku badh goyn ku wad si xoog ah waliba awoodaada %70 adeegso sababtoo ah waxay dareemaysa raaxo aysan waligeed arkin waxana ay xaqiiqsanaysa raaxada noocan ah inaysan waligeed nin Somaliyeed ka helayn waxayna kuu noqonaysa xaas baari ah oo aan hadal kugusoo celin ileen ragu waxa uu yahay baad tustay sowmaha.

Sidaa markaad u wadid hawsha ee ay kuu aqoonsato libaaxeega dhabta ah inaad tahay u naxariiso oo ka khafiifi wasmadii adkayd, ‘kuna dheh qaali ma xanuun baad dareentay’ Hadday maya dhahdo hawsha ayay u bogtay ileen waxay isleedahay hadaad haa dhahdo xanuun baan dareemay habeen dambe sidan kuugu raaxayn maayo, Isug wali biyaha ha iska keenin qaabkan soo socda ee saddexaad ayaad kusoo khatimi doonta jaambiyonka.

3 Galmada Kursiga Af-Gambiga

Waxan u maleyn inaad i leedahay Af Gambi maxaa laga wadaa laakiin hadan kuu sharaxaya ilasoco, Noocan galmada uunbu kamid yahay waliba mida kursiga labadaas nooc ee aan kor kusoo xusnay unbu waxyar ka duwan yahay.

Qaabkan adoo kursiga ku fadhiya ayaa oo guskuna kuu kacsan yahay saliid saytuuna ay marsan tahay waxad xaaska ku amraysaa inay labada gacmood ay dhulka ku cuskato iyadoo labadeeda lugoodna ay kala fogayso si siilku banaanka u yimaado, kadib soo durug ku dheh iyadoo labada gacmood ku taagan hoosta kasii oo guska labada lugood hoostooda kasoo gali adoo kursigaaga ku fadhiya iyaduna ay labada gacmood ku taagan tahay.

Kadib labadeeda bowdyood cajaradaada soo dul saar si inaad ku ruxdo ay kuugu fududaato, Intaa wixii ka dambeeyo ku rux iyadoo gacmaha ku taagan beerkeeguna dhulka k beegan yahay madaxeeguna foorara gali oo ka saar ila aad magasho ( Dhukh Dhakh Dhikh Dhug Wa Buq Baq) sababtoo ah akshankan baa siilka hawo ku abuura waxa macquul ah xataa qofkii albaabkiina soo ag istaaga inuu maqlo muusikadaas siilka kasoo baxaysa, Sida aad ugu ruxayso marka ay magacaaga ilowdo ee oohin iyo qaylo iyo dhuuso ay isku darsato ogow waxay gaadhay halkii ugu dambeysay waa hubaal mar xaladan 3-aad marka aad maraysaan iyadu 4 jeer meelahaas waa ay biyo baxday loomana baahna intaa in ka badan inaad kusii wado haddii kale way kaa dhiman naagtu siil la’aan ayaa kugu dhici.

Markaad darajadan soo gaadhaan biyaha si nafis ah baad u fasaxi kartaa si fiican ugu biyo bax siilka gudihiisa iyaduna way ku qabowsan oo nafis bay dareemi, Guska haka saarin illaa 5 daqiiqo ma jecla dumarku in isla markaasba laga saaro guska yara sug inta albaabada siilku soo xidhmayaan si aysan hawo u galin, intaa aad sugayso taas u Mahad celi xaaskaaga afka ka jaq u ducee waa sida diinteenu ina farayso tus maxabo iyo kal gacal iyo in aanad ahayn danayste is qaboojinyay tusi inay noloshaada qaybteed ay tahay iyo hormuudka guushaada, Wabillahi Tawfiiq.

Waxan rajaynaya inaad ka faa’ideen dhamaantiin, Erayada aan haboonayn si kas ah baan u isticmaalaynay si aan idinku dhiiri galino xamaasadiinana aan u kicino sababtoo ah ( Gogol Wanaagu Waa aasaaska Guuska Qoys-kasta) Haddaf-keenu waa inaan hagaajino gogosha qoysas badan oo Somaliyeed si ay uga badbaadan khilaafyada arrimaha qoyska ee ay sababto gogol xumadu, Qoysas badan ayay burbur iyo fashil u horseeday gogol xumo waxana sababay macangag bulsho iyo dhiiri galin la’aanta lamaanayaasha dhanka galmada cilmigana lagama xishoodo. Mahadsanidiin.

By Horseed News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *